Real life experience

Real life experience
Customers talk about it. I will be posting reviews from real customers soon

Sunday, January 31, 2010

Qaylo Dhaan - Wiil Ka Jawaabaya Heestaas oo Tirinaya Tix-dan hoos Ku Qoran

Ayaamahan waxaa dadka badankood isku taxalujinayaan inay ra'yigooda ka dhiibtaan xaaladda dalkeenu ku sugan yahay iyo naxariis darada ka socota. Waxaa isoo gaartay email ow iisoo diray wiil aan saaxiibo nahay waxa uuna yiri.

"Asxaabeey waan idin salaamay dhamaantiin waxaan rabaa inaa halkaan idiin ku soo gudbiyo afareey gaaban.
waxaana tiriyay anigoo ah
M****** ****** Cabdulle (Jaariqo)

Waxaa igu dhaliyay tixdan gaaban inaa tiriyo maalin ayadoo eey barqo tahay ayaa asxaabta qof ka mid ah ii soo diray miraha heesta " QAYLO DHAAN" Anoo is leh bal aad xoogaa ku darsatid ama ka jawaabtid ayaa ilaahay intaan maskaxdeeyda garawsiiyay kana yeersiiyay afkeeyga.
miruhun waa sidatan


Qaylo dhaani nooma dhimana.
Qaadirkooow na qaarqabo.
Qiimo beeshay qarannimadii.
Kuwii qumanaa la qoor goo.
Qalbi laawe iyo midaan khayr
Lahayn baa qaribaya dhul keenii.
Kuwa qumman dad keeygoow.
Qabiil ma is ka xoornaa?
Qarannimo ma u dhaqaaqnaa?
Quluubta ma is ku xaarnaaa?
Qeyrkeen naga reebtay qabyaaladuye.

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/Qaylo%20dhaan/RNhnaPS15iA.html (view on Google Sidewiki)

No comments: