Real life experience

Real life experience
Customers talk about it. I will be posting reviews from real customers soon

Monday, May 31, 2010

Hooyo Macaan - Hees U Duceyneysa Hooyada

Waxaan kala garan la'ahay in heestan ku socoto fanaankiisa hooyadiis iyo in ay ku socota dalkeena dhibaateysan. Si kastaba waa hees macaan oo kusoo xasuusineysa markastaa hooyo. Erayo aad ugu quman amaanta hooyada iyo weliba duco ayuu fanaanku isugu darayaa hooyada. Ila dhageyso riix reference linkiga hoose.

in reference to:

"hooyo macaan"
- WaaTV.com Video: somalia - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Saturday, May 29, 2010

Hees Qoomaal iyo Maryan Mursal on WaaTv.com - Hees Macaan

Waa Hees aan Caadi ahayn oo ku saabsan Jaceylka, oo ay qaadayaan Qoomaal iyo Maryan Mursal oo weliba video caalami ah loo sameeyay. Codka macaan ee Maryan ayaa waxaa ka ag dhawaaqaya codka Qoomaal oo sidii hirkii ugu jiibinaya erayada macaan ee isaga iyo Maryan Mursal is dhaafsanayaan. Heestan magaceedu waa... Hoos ka daawo iina soo sheeg. Riix linkiga

in reference to: WaaTV.com Video: somalia - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Friday, May 28, 2010

Shariif Xasan oo loo doortay Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Gudiga Doorashada ayaa ku dhawaaqay in Shariif Xasan uu yahay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii ay u tanaasuleen Musharaxiintii la tar tamayay., Linkiga Hoose ka sii Aqriso Warkii oo Dhan.. Fadlan Riix ref link hoos

in reference to:

"Shariif Xasan oo loo doortay Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya."
- Somali Chat and Blog: Shariif Xasan oo loo doortay Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya. (view on Google Sidewiki)

Wednesday, May 26, 2010

Waa Qaybtii Labaad ee 125 jirka Taariikhdii Soomaaliya Laga Wareystay

Video-gan waa Qaybtii labaad ee Wareysiga Cowke la yeeshay oday 125 jir ah kaasoo ka wareystay arimo badan oo taariikhi ah oo Soomaaliya quseeya. Hoos ka furo

in reference to: WaaTV.com Video: Sonna.net - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Nin Jira 125 Sano oo Soomaali ah oo La Wareystay

Waxaad halkaan ka daawaneysaa video laga soo duubay oday jira 125 sano oo Cowke wareysanyo. Waa wareysi taariikhi ah wuxuuna ka sheekeynayaaSoomaaliya sida ay aheyd waagii uu yaraa. Waa laba qaybood. Qaybtaan waa tii koowaad.

in reference to: WaaTV.com Video: RBhibtfmmfE - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Koobka World Cup-ka oo Cape Town Lagu Soo Bandhigay - Warbixin

Warbixintan waxaa iyadoo video ah nasoo gaarsiiyay C/laahi Ibraahim oo jooga Cape Town kana qayb qaatay munaasabad lagu soo bandhigay koobka ciyaaraha aduunka. Hoos ka daawo ama dhageyso warbixintan.

in reference to: WaaTV.com Video: universaltv - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

50 Heesood oo 2010 Cusub oo Soomaali ah iyo Fanaaniinta Cusub

Webkan Waatv.com ayaan geliyay Hees Cusub. Waxaa tixan 50 heesood oo video badankood loo sameeyay ayna qaadayaan faaniin dibadaha ku kala nool sida Nimco Dareen, Aar Maanta, Fuaad Cumar Yare, Mahamoud Amoore & Zamzam, Fartuun Birimo, Guleed Axmed, Caydurus, Khadiijo Foodey, iyo weliba Farxiyo Fiska iyo fanaaniin kale oo badan. Hoos ka furo liiska heesahaas.

in reference to: WaaTV.com Video: hees cusub - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Hees cusub (KU- TEBAY): Nimco Dareen iyo Caydarus Halyeey

Ka Dhageyso heestan cusub webka waatv.com oo riix linkiga hoose! Nimco caadi ma ahan. Balse, ma taqaan Cayduruus? Waa ka daranyahay.

in reference to: WaaTV.com Video: somalia - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

On the Ground in Somalia, MoxNews. Richard Engal the NBC Crosspondent

What MoxNews anchor called it,"the other other other secret war" is the situation in Mogadishu and that of the whole war torn country. In this video, the NBC reporter discusses what he saw while he was in Mongadishu, as he describes the capital as the single most dangerous city in the world. Watch this movie now on Waatv.com

in reference to: WaaTV.com Video: somalia - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

caribbean Artist Rita Carter sings Waiving Flag son by K'naan at Somaliland Conference

Rita Carter, the Caribbean artist in Ottawa said "I was invited to perform at a Somali-land celebration/conference by the President of the Somali-land Committee of Ottawa. It was a great show which received a standing ovation. Peace to all the Abos and Hoyos holdin' it down in the 613!" Watch the video of her sing the Waving Flag song by K'naan.

in reference to: WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Video: Ali Khalif Galeyr on Somali Education System

Ali khalif speaks about Somali Education system and Schools at University of Minnesota for the conference of Nugaal University of lasanod

in reference to: WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Saturday, May 22, 2010

<a href="http://bp.blogspot.com">bp.blogspot.com</a> Missing? Google Blogger loosing Credibility Where is my Graphics/

Blogger! Untill now was the best blogging system on the net. But now, bp.blogspot.com is missing and therefore all web site graphics hosted there do not show on my web site!

My blog - http://www.somchat.com - is a blogger site so Google's Blogspot the blogger server puts my site's graphics in bp.blogspot.com server. Apparently, there are several subdomains of that domain. They're numbers 1.bp.blogspot.com, 2.bp.blogspot.com, 3.bp.blogspot.com, 4.bp.blogspot.com so on and so on. So my graphics were scattered across those sub domains. Now, all my web site's graphics don't show up instead the error 'Oops! Google Chrome could not find 4.bp.blogspot.com' is displayed on Chrome when one clicks on any broken graphic place holder.

So, Google, where are my graphics? Is it time to switch to another blogging system? Although that would be a shame since I have been running Somchat.com on blogger for several years now, i'e will lose plenty of content, if none of my content has graphics, then I will have no choice but to start over with the alternatives out there! (Blogger ain't the only one you know!)

Any ways, as with any Google product, I hope this is a short term problem, and perhaps one that Google Blogger's team can fix soon. Otherwise, Blogger will definitely be going worthless! Imagine the millions of bloggers on Blogger. How many will be happy that their graphics are lost? Not many!

So Google, fix it fast and soon!

Here are some cries you will hear soon.

Google Blogger stole my Graphics
Blogger Sites Lose Graphics
No Images on BLogger
Oops! Google Chrome could not find 4.bp.blogspot.com Blogger missing Images
Images are no longer showing on Blogger
Oops! Google Chrome could not find'
Blogger subdomain bp.blogspot.com missing images
Where are my images? BLogger Oops! Google Chrome could not find bp.blogspot.com
Blogger please give back my web site's images
Blog images missing on Blogger
Blogger deleted blog images Oops! Google Chrome could not find 4.bp.blogspot.com
Blogspot.com lost my images
My blogspot blogger site missing graphics
images no more on blogger
what happen to blogger images?
missing image graphic on blogger
Blogger and BlogSpot.com lost Images
Images and Graphics on Blogger Missing
Web site no images on Blogger
GOOGLE BLOGGER STOLE MY IMAGE FILES

in reference to: Oops! Google Chrome could not find 4.bp.blogspot.com (view on Google Sidewiki)

Wednesday, May 19, 2010

C/rashiid Killer - Fanaan aan Caadi aheyn - Video Hees Cusub

Yaana kaa badin hadalka, adiguba sharaxaada heesta sameey oo iisoo dir. Waa video aan caadi aheyn oo loo sameeyay hees aad u macaan oo jaceyl ah. Waa fanaan Cabdirashiid Killer! Magacaaba idilaya. Ninkaan waaba u egyahay 'KILLER' sida uu u feero weyn yahay iyo weliba sida codkiisu u yahay mid aan caadi ahayn. Hoos ka daawo

in reference to: WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Layaab: Gabar la Yiraah Somali Sarkar oo Lagu Dilay New Dehli India

Layaab: Gabadhan oo ah Hindi ayaa laga helay qolkii ay daganeed ayadoo seddax beri ka hor la dilay. Gabadha magaceedu waa Soomaali Sarkaar. Daawo VIdeo-ga warkaas, linkiga hoose.
A girl from West Bengal was found dead in her rented apartment in Kalkaji Nagar in Delhi. Somali Sarkar was dead for two-three days before her body was recovered.

in reference to: WaaTV.com Video: somali girl - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Fanka-Hees ay Qaadeyso Faadumo C/laahi Maandeeq. Music wacan

Codka macaan ee ay ku dhawaaqdo Maandeeq waa mid kusoo xasuusiya waayo waayo oo aadan ka daalin karin. Heesta maanta oo aanan magaceeda aqoon (nasiib daro) waa mid sida video-ga heesta ka muuqata in ay qaaday 70-meeyadii iyadoo da'yar. Bal hoos ka fiirso oo dhageyso heestan.

in reference to: WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Abdiwali Muse, Somali Pirate pleads Guilty to Piracy Charges

A Somali suspect who became the boyish face of 21st-century piracy pleaded guilty on Tuesday to charges he hijacked the American ship and kidnapped its captain. He know faces 27 years in jail as the minimum sentence. Watch Video on Waatv.com

in reference to:

"A Somali suspect who became the boyish face of 21st-century piracy pleaded guilty on Tuesday to charges he hijacked the ship and kidnapped its captain"
- WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Friday, May 14, 2010

Hees Wadani ah: Qaran by Faarax Xaaji - Hees loo qaadayo Calanka

Fanaankan waa mid jecel dalkiisa iyo dalkiisa sidaa darteedna u qaadaya hees aad u dhiiro gelineysa isla markaana ku waanineysa inay iska dhaafaan dhibka ay iyagu isu geysanayaan. Dhagayso ama daawo heestan qaali ah mudanna in la maqlo. Hoos ka furo linkiga heestan

in reference to: Somali Chat and Blog: Hees Wadani ah: Qaran by Farxaan Maxamed Xaaji- Qiima Badan Calankeenii (view on Google Sidewiki)

Monday, May 10, 2010

Video ah Munaasabadii Soo Dhoweynta Madaxweynaha Galmudug ee Ka Dhacday London

Maxamed Axmed Caalim oo Safar kujoogay London, England ayaa loo qabtay musaabad balaaran oo ay isugu imaadeen in ka badan ilaa 1000 qof oo isugu jiray ajnabi iyo Soomaaliba. Manaasibadan oo lagu soo dhoweynayay madaxweynaha Galmudug ayaa aheed mid heer sare u dhacday uuna ka qudbeeyay madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamad Axmed Caalim. Hoos ka daawo Videoga munaasabadda.

in reference to: WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Sunday, May 9, 2010

Somali Mother too Afraid to Teach her Children about Somalia

So young and so innocent they are. Your children are your peace and happiness and what gives your soul its meaning. Your goal in life is teach your children who they are and where they come from, their parents' history and that of their ancestors. So, when they grow old enough to ask, you're proudly pass on your heritage to them. Unfortunately, one Somali mother is at a loss for thoughts. She is too afraid to tell her young child about her war torn country. So she cries out to the world hoping someone will put things in prospective and perhaps explain to her how to put Somalia into child friendly words so she describe it in a happy and child save way. This mother's name is Ifrah A. Ibrahim. Read the full blog below.

in reference to: Somalia online: What should I tell my children about Somalia? In celebration of Mother’s Day (view on Google Sidewiki)

Wednesday, May 5, 2010

Shacatiro aan Caadi aheyn - Cabdixakiim BR

Ila qosol. Wiilkan waa kii 'Sheekooy Ku Nacay'. Ayaamahan wuxuu wadaa inuu ka shacatireeyo hoolalka Soomaalidu leedahay. Daawo Shacatirodan. Hoos riix - Adigaa qosol la ooyn doonee.

in reference to: Dalkanews Videos - Xulka Shactirda - Habeenkii Cabdixakiim (view on Google Sidewiki)

Xasaasi! AFHAYEENKA AHLUSUNNA OO MAANTA SHIRJAARA'ID KU QABTAY MUQDISHO

Kooxaha isku heysta Muqdisho ayaa si aan caadi ahayn beryahan u kacsan oo sii kordhiyay mashaqada ay dalka ku wadaan. Daawo kooxda ugu cusub ee ku soo biirtay dagaalada Muqdisho, Ahlu Sunna Waljamaaca oo sheeganaya guulaha ay soo hoyeen. -- Hoos Riix - Waatv.com Reference Linkiga

in reference to: WaaTV.com Video: muqdisho - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

News Somali British Talent Miski to Appear on Somaliland Independencey May 17=5

The Official Celebration Of The 19th Anniversary Of SOMALILAND Independence Day, this Is a Fundraising For mental hospitals In S LAND(Sat 15th MAY 2010 @ 501 high st north. manor park, E12 6TH. 5* Hotel till 5AM in the morning ,ALL STARS! 40 ARTISTS ONE NIGHT ONLY, icluding Lafoole best somali singer from dk..., the new somali talent -Miski (Lady Noisy) & best somali dj in europe (DJ Super) 1st TIMEin london - Watch the Intro Video Here!

in reference to: WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Tuesday, May 4, 2010

Qayb 2 - Shiikh Umal: Muxaadaro Khilaafka iyo Raadk Xun ee Umadda Kuleeyahay

Waxaad Muxaadarad Lagu qabtay Oslo waxaana soo jeedinaya Shiikh Maxamad Cabdul Umal: Muxaadaro Khilaafka iyo Raadk Xun ee Umadda Kuleeyahay.. Linkig hoose ka daawo

in reference to: WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)

Shiikh Umal: Muxaadaro Khilaafka iyo Raadk Xun ee Umadda Kuleeyahay

Shiikh Maxamad Cabdul Umal Qaybtii Koowaad. Ka Daawo WaaTV.com Linkiga ref url hoose

in reference to: WaaTV.com Video: somali - WaaTV - Search New Videos (view on Google Sidewiki)