Real life experience

Real life experience
Customers talk about it. I will be posting reviews from real customers soon

Monday, October 5, 2009

Video Shiikh Shariif Qudbo uu Ka Jeediyay Minneapolis, Madaxweyne Shariif oo Qudbeeyay

Goor dhow ayaa Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed Ka Jeediay Qudbad aad u xiiso badan Magaalada Minneapolis ee gobolka Minisota ee Dalkaasi Mareykana.  Halkaan Ka Daawo Qudbadan Sh. Shariif Minneapolis oo dhan oo Video ah.  Hot News

Thursday, October 1, 2009

Afhayeenka Golaha Shuurada Xizbul Islaam Shiikh Ismaaciil xaaji cadow oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa ku eedeeyay Xarakatu Al-Shabab in ay dagaal ku soo qaadeen fariisimaha ay kaga sugan yihiin magaalada Kismaayo,

isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in dadka rayidka dhexdooda ay ku dagaalamaan. Waxaan cadeynaynaa in fariisimaha ciidamadeena Xizbiga joogaan in ay ku soo qaadeen walaalaha shabaabka dagaal saf ah" ayuu yiri Shiikh Ismaaciil Xaaji cadow oo intaa ku daray in iyagu ay is difaacayaan , mar uu goordhow la hadlay warbaahin Muqdisho.

Sii Aqri on Dalkanews.com - Sh. Ismaaciil Xaaji Cadoow oo Alshabaab Ku eedeeyay in ay iyagu Dagaalka Kismaayo Bilaabeen

Xoogag ka tirsan Al-Shabab oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka oo soo buuxiyay agagaarka Baar xaraf & cabsi ka taagan Ceelasha Biyaha.

Iyadoo ay muuqato in ay seefaha iskula baxeen Xarakatu Al-Shabab iyo Xizbul Islam tan iyo markii ay isku qoomeen maamulkii Ksimaayo, isla markaana hadalo kulul isaga dhaafsaday warbaahinta ayaa waxaa taagan dareen ku dheehan cabsi dagaal oo laga yaabo inay saameyso deegaanada ay ku wada sugan yihiin.

WAR DEG DEG AH: Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeeda oo ka bilowday gobolka Sh/hoose.

War goordhow naga soo gaarey degmada Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socoto dhaqdhaqaaq ciidan kii ugu xoogganaa oo ay ka wadaan Xoogagga Xusbul Islam ee ka taliya degmada Afgooye iyo degaano hoos yimaada.

Maleeshiyaadka Puntland oo ka celiyay Koontaroolka W/Galkacyo Saraakiishii dowladda ee B/weyn ka soo baxday.

Maleeshiyaadka Puntland oo ka celiyay Koontaroolka W/Galkacyo Saraakiishii dowladda ee B/weyn ka soo baxday.

Maleeshiyaad ka tirsan Puntland ee ku sugan halka kala barta Waqooyiga iyo Koofurta magaalada Galkacyo ayaa shalay gelinkii dambe is hortaagay qaar ka tirsan Saraakiishii dowladda soomaaliye ee magaalada B/weyn xilli ay doonayeen inay u gudbaan deegaanada maamulka Puntland ka arimiyo.




--
Go To http://www.somchat.com

Xoogag ka tirsan Al-Shabab oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka oo soo buuxiyay agagaarka Baar xaraf & cabsi ka taagan Ceelasha Biyaha.


(01-10-2009)Iyadoo ay muuqato in ay seefaha iskula baxeen Xarakatu Al-Shabab iyo Xizbul Islam tan iyo markii ay isku qoomeen maamulkii Ksimaayo, isla markaana hadalo kulul isaga dhaafsaday warbaahinta ayaa waxaa taagan dareen ku dheehan cabsi dagaal oo laga yaabo inay saameyso deegaanada ay ku wada sugan yihiin.

WAR DEG DEG AH:Dagaal culus oo la isu adeegsanayo madaafiicda goobta oo ka qarxay Kismaayo & barakac ka bilowday magaalada.

(01-10-2009)Dagaalo culus ayaa mar kaliya waabarigii saaka ka qarxay dhowr jiho oo ka mid ah magaalada Kismaayo, kaasoo durba ku fiday xaafadaha ay ka kooban tahay, iyadoo dagaalka uu u dhaxeeyay Xarakatu Al-Shabab iyo Ururka Xizbul Islaam oo beryihii u dambeeyay isku hayay maamulka magaalada.

WAR DEG DEG AH:Dagaal culus oo la isu adeegsanayo madaafiicda goobta oo ka qarxay Kismaayo & barakac ka bilowday magaalada. Riix Linkiga oo Sii Aqri
Somali blogs and news  will keep you posted on any additional reports coming of out of Mogadishu about this story. 
Somchat would like to publish your story.  Please send us your link so we can review it and publish it!
Sponser Promotion
Start Answering Questions and Get $2.00 or More per Survy:

Dalkanews News Videos - Watch Latest News Videos