Real life experience

Real life experience
Customers talk about it. I will be posting reviews from real customers soon

Saturday, February 6, 2010

Markab Ariella oo Laga Fakiyay Burcad Badeed La Wareegi Rabtay Ka Dib markii Shaqaalihii Qol Dhufeys ah Isku Soo Xireen

Markab Dagaal laga leeyahay dalka Denmarka ayaa shalay ka hortagay Burcad Badeed la wareegi rabtay markab laga leeyahay Barbuda lulayayna calanka Antigua. Markii ay soo korayeen burcadku markabka ay qabsan rabeen oo loo yaqaan Ariella, ayaa shaqaalaha markabku isla markiiba u baaqeen ciidamada badda ee dalkaasi India kuwaasoo soo diray diyaarad ay leeyihiin Danmark. Intii diyaarado soo socotay, shaqaalihii markabka ayaa isku soo xiray qol ay dhufeys horeyba ugu soo talagaleen. Intii burcad badeedku isku dayayeen inay soo jebiyaan qolkaas ayaa ku yimaadeen ciidamada badda danmark. Isla markiiba burcadkii ayaa firaaqeeyay markabka halkaana ku fashilmay. Aqriso warkaan oo Ingiriis ah - linkiga hose riixo

in reference to: http://www.google.com/hostednews/ukpress/article/ALeqM5iAIx2Bggav_86ArS0DnBhcaXD18Q (view on Google Sidewiki)

No comments: