Real life experience

Real life experience
Customers talk about it. I will be posting reviews from real customers soon

Thursday, October 1, 2009

Afhayeenka Golaha Shuurada Xizbul Islaam Shiikh Ismaaciil xaaji cadow oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa ku eedeeyay Xarakatu Al-Shabab in ay dagaal ku soo qaadeen fariisimaha ay kaga sugan yihiin magaalada Kismaayo,

isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in dadka rayidka dhexdooda ay ku dagaalamaan. Waxaan cadeynaynaa in fariisimaha ciidamadeena Xizbiga joogaan in ay ku soo qaadeen walaalaha shabaabka dagaal saf ah" ayuu yiri Shiikh Ismaaciil Xaaji cadow oo intaa ku daray in iyagu ay is difaacayaan , mar uu goordhow la hadlay warbaahin Muqdisho.

Sii Aqri on Dalkanews.com - Sh. Ismaaciil Xaaji Cadoow oo Alshabaab Ku eedeeyay in ay iyagu Dagaalka Kismaayo Bilaabeen

No comments: