Real life experience

Real life experience
Customers talk about it. I will be posting reviews from real customers soon

Thursday, October 1, 2009

Xoogag ka tirsan Al-Shabab oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka oo soo buuxiyay agagaarka Baar xaraf & cabsi ka taagan Ceelasha Biyaha.

Iyadoo ay muuqato in ay seefaha iskula baxeen Xarakatu Al-Shabab iyo Xizbul Islam tan iyo markii ay isku qoomeen maamulkii Ksimaayo, isla markaana hadalo kulul isaga dhaafsaday warbaahinta ayaa waxaa taagan dareen ku dheehan cabsi dagaal oo laga yaabo inay saameyso deegaanada ay ku wada sugan yihiin.

No comments: